Xogo ku saabsan sida la isaga ilaaliyo COVID 19

Si aan ula dagaallanno cudurka Covid-19 waa inaan nadaafadda gacmaheenna dhowrnaa. Cudurku wuxuu ku dhuuman karaa gacmaheenna, sidaas darteed waa muhiim inaad sida ugu habboon u dhaqdaa gacmahaaga. Hadda hoos...
More